كل عام وأنتم بخير بمناسبة حلول شهر رمضان المبارك 
 
 Markaa Horee Allaah waxaanu ka baryeynaa Bishaan kheeraad keeda inuu Alle nawaafajiyo Bishaan Ramadan waa bil bilaha kale ka qeer Badan siduu Rasuulkena(scw) noosheegay Amaba quraanka no lagu sheegay illah baa Mahad leh waxaanu mowducena ahaa inaanu Kahadalno wax yabaha soonka buriya  waxaaka Mida ah*(1;Adigoo si ulakac u cuna rashiin ama Adigoo og inaad soman tahay aad cuntit rashiin Ama aad wax cabtit)'2;Adigoo si ulakac iskaga keena mantag ama wax yabaha lamidka ah'3Adigoo og hadii ad jirkaada ka kentit dhiig am wax yabaha lamidka ah:4Hadii cunto ku agtala ad niyeysatit adna u qasdid inaad cuntit 5;..Hadii ad galmo sameydid ama nagtaada aad u tagtit. Walaal waxaan kaloo intaa kuu Racinayaa haka soomin rashiin ee waxaad ka Soontaad xumaanta oo dhami.Sida (ceeyda) (xanta) iyo wax yabaha lamidka ah waxaad kaloo waqtigaada ku dhameydaa cibaadada Alle Hadii markaa ad shaqo heynin quraan aqri hadii Adan aqoon dhageeyso iyo wacdiga; Walaal Haku afcelinin walidkaa ama qofkugu adan Walid Xitaa ma wanaagsana murunka (buuqa) walaal hadii ad inta ad copy gareeydid oo ad saxibada u dirtit weey wanagsanan lehed adan laga yabe inad ka heshid ajir iyo wax  kuligeen qeerka allaha na wafajiyo amiin........  

Make a Free Website with Yola.